Dowladaha Tukriga iyo Masar ayaa dhawaan yeeshay wada-hadallo lagu xalinayo khilaafka u dhexeeya labada dal. Arrintan ayaa walaac badan ku abuurtay mucaaradka Masar oo uu Turkigu saldhig u ahaa.

Turkiga iyo Masar oo Wadahadalo u Socdaan
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment