Press "Enter" to skip to content

Turkey iyo Masar oo soo ceshanaya xiriirkii diblomaasiyadeed

Dowladda Turkey ayaa sheegtay in xiriirka kala dhexeeya dalka Masar uu soo hagaagayo, islamarkaana ay dhawaan is dhaafsan doonaan safiirro, waxaana wasiirka arrimaha dibadda Turkey Mevlut Cavusoglu uu rajo weyn ka muujiyay wadahadallada labada dal.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: