Press "Enter" to skip to content

Trump oo ku hanjabay in uu tallabo adag ka qaadi doono Suuriya

Talaado, April, 10, 2018 (HOL)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballanqaaday “in uu awood” adeegsan doono marka uu jawaabta ka bixinayo weerarka kiimikada ah ee la sheegay in in uu ka dhacay dalka Suuriya, iyada oo reer galbeedku ay ka baaraan dagayaan jawaabta ay ka bixin lahaayeen arrintaas.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta10-155350.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: