Press "Enter" to skip to content

Trump oo dalbaday in dil lagu xukumo dadka darooga ka ganacsada

Talaado, Maarso, 20, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku baaqay in dil lagu xukumo dadka daroogada ka ganacsada, arrintaas oo qayb ka ah qorshaha uu wax ooga qabanayo laqabatinka baaxadda leh ee dadka maraykanku ay ku adeegsadaan xannuun baabi’iyaha.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta20-155100.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: