Press "Enter" to skip to content

Tirada Tikidhada Labada Kooxood, Qiimaha Lagu Gali Doono, Dhimrinta Naafada & Wax Walba Oo Ku Saabsan Habka Tikidhada Finalka Champions League.

Labada kooxood ee isugu yimaada finalka tartanka Champions League waxey wada heli doonaan min 17,000 kun tikidh, Madrid ayaa waqti hore booskeeda carbuunatay halka la sugi doono kooxaha As Roma iyo Liverpool. 26-ka May waxaa lagu ciyaari doonaa garoonka NSC Olimpiyskiy ee ku yaala magaalada Kiev ee dalka Ukraine, sidaas darteed Los Blancos waxey sii ogtahay […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/tirada-tikidhada-labada-kooxood-qiimaha-lagu-gali-doono-dhimrinta-naafada-wax-walba-oo-ku-saabsan-habka-tikidhada-finalka-champions-league/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: