Press "Enter" to skip to content

Tirada qaxootiga dunida oo korortay 2020-kii

Hay’adda QM u qaabilsan qaxootiga ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan UNCHR ayaa sheegtay in tirada dadka dagaallada, colaadaha hubeysan, cadaadiska ay kala kulmaan maamullada ay ku hoos nool yihiin iyo xadgudubka xuquuqda aadanaha ay gaartay meel sare oo ay korodhay qiyaastii 4 boqolkiiba

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: