Sabti, Maarso, 31, 2018 (HOL) Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in ciidammada Israel ay dileen shan iyo toban qof oo dibadbax ka dhigayay xadka israel, halka kun qof oo kalena ay ku dhaawacmeen rabshadahaasi. Madaxweynaha Falastiniyiinta ayaa dowladda Israel ku edeeyay inay mas’uul ka yihiin dhimashada dadkani.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta31-155233.htm
Be First to Comment