Press "Enter" to skip to content

Tirada dhimashada qaraxii xerada General Dhagabadan oo korortay

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay 20 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray, kaddib markii qarax Ismiidaamin ah lala beegsaday iridda hore ee xerada tababarka militariga ee General Dhagabadan ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotay qorista ciidan cusub.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: