Press "Enter" to skip to content

Tennessee: 20 qof oo ku dhintay daadad

Gobolka Tennessee ee dalkan Maraykanka waxaa dhawaan ka da’ay roobab xoog badan oo ay ku dhinteen in kabadan 20 qof.

Daadadka roobabkaas ka dhashay ayaa waxyeello gaadhsiiyay caruur yar yar oo qaarkood dhinteen qaar kalena cusbitaalada laguy dawaynayo.

Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka telephone ka kula xidhiidhay Ugaas Axmed Xasan, gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Nashville ee gobolka Tennessee, waxaanay waydiisay xiligii roobku billaabmay iyo mudadii uu socday.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: