Press "Enter" to skip to content

Talyaaniga: Wiil Soomaali ah oo toorey ku dhaawacay afar qof

Wiil Soomaali ah ayaa afar qof ku dhaawacay weerar uu u adeegsad tooreey kaas oo ka dhacay magaalada Rimini oo ku taala Talyaaniga, waxaana eedeysanahan oo 26-jir ah uu ku safrayay bas isaga oo aan wadan tigid.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: