Press "Enter" to skip to content

Taliyayaal cusub oo loo magacaabay Nabad-sugida gobolka Hiiraan

Sabti, April, 14, 2018 (HOL) – Maamulka gobolleedka Hirshabeelle ayaa is bedel maamul iyo mid amni oo lagu sameynayo maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada, iyadoo shalay wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Hirshabeelle xilka looga qaaday guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, laguna magacaabay Guddoomiye cusub.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta14-155393.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: