Press "Enter" to skip to content

Taliyaha ku-meel gaarka ah ee NISA oo xildhibaan loo doortay

Soomaaliya waxaa weli ka socda doorashooyinka kuraasta Golaha Shacabka, gaar ahaan maamulka Galmudug. Waxaa maanta la doortay Yaasin Cabdullaahi Farey oo hadda ah ku-simaha Taliyaha Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: