Press "Enter" to skip to content

Taliyaha ciidamada xoogga dalka oo sheegay in la qabtay Askar doonayay in ay agab kala baxaan xerada Jen Gordan

Isniin, April, 23, 2018 (HOL)-Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeeda Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay Askar ka tirsan ciidamada dowladda oo doonayay in ay kala baxaan keydka xerada Jen Gordan Agab ciidan.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta23-155504.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: