Press "Enter" to skip to content

Taliska Militariga Soomaaliya oo beeniyay in la boobay dugsigii tababarka ciidamada ee Jen Gordan

Talaado, April, 17, 2018 (HOL) – Taliska ciidamada militariga dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar saacadihii ugu danbeeyay soo baxayay oo sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya boobeen agabkii yaala dugsiga Jen Gordan oo ay maamulaan Imaaaraadku.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta17-155425.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: