Arbaco, Maarso, 21, 2018 (HOL) – Taliyaha Militariga Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdiwali Jaamac Xusseen Gora doo ka hadlay iska horimaad maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ay jiraan ciidamo lagu magacaabo ku Imaaraadka oo ka howlgala magaalada Muqdisho.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta21-155121.htm
Be First to Comment