Press "Enter" to skip to content

Taliban oo Dishay Sagaal Askari, Kuwa Kalena Qafaalatay

Saraakiisha waddanka Afghanistan ayaa jimcihii shalay ahaa sheegay in dagaalyahanada Taliban ay dileen ugu yaraan sagaal ka tirsan ciidamada amniga, isla markaana af-duubteen 13 xubnood oo kale, kaddib weerar ay ku soo qaadeen gobolka Herat ee kuyaal  xadka Iran.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: