Kooxda Taliban ayaa ka digtay Sabtidii in go’aanka Madaxweynaha Afghansitan Ashraf Ghani uu xafiiska kusii joogayo inta ka dhiman muddo xileedkiisa uu dhaawacayo wadahadallada nabadda ee looga xaajoonayo in lagu dhameeyo dagaallada afartanka sano ka socda Afghanistan.

Taliban oo digniin u dirtay dowladda Afghanistan
More from DibaddaMore posts in Dibadda »
Be First to Comment