Press "Enter" to skip to content

Taiwan oo qalab doorasho soo gaarsiisay Somaliland

Gudidda Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta daah furay qalab cusub oo lagu hubinayo cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland kaasi oo Taiwan ugu deeqday.

Haddaba Gudoomiyaha Gudidda doorashada Cabdirashiid Maxamuud Riyo-raac ayaa uga waramay weriyaha VOA-da ee magaalada Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.  

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: