Press "Enter" to skip to content

Tababare Antonio Conte Oo Shaaca Ka Qaaday Inuusan Kaligiis Yeelan Doonin Eedda Ku Saabsan Iney Lumiyeen Tartanka Horyaalka.

Tababare Antonio Conte ayaa shaaca ka qaaday inuusan kaligiis xambaari doonin eeda ku saabsan iney lumiyeen hanashada Premier League iyagoo ah difaacdayaasha, wuxuuna carabka adkeeyay iney masuuliyadda wada leeyahiin maamulka, shaqaalahiisa iyo xitaa ciyaartoyda. Tiro ciyaartoy ah ayaa lagu soo waramayaa iney ka boodi doonaan markabka hadii uu quuso isla markaana ay kooxda usoo bixi […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/tababare-antonio-conte-oo-shaaca-ka-qaaday-inuusan-kaligiis-yeelan-doonin-eedda-ku-saabsan-iney-lumiyeen-tartanka-horyaalka/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: