Press "Enter" to skip to content

Taalibaan oo Turkey ka codsatay inay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul

Kooxda Taalibaan ayaa weydiisatay Turkiga kaalmo farsamo si ay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul kadib marka ay baxaan ciidamada shisheeye, laakiin Taalibaan ayaa ku adkaysaneysa in milatariga Ankara ay sidoo kale si buuxda uga baxaan Afghanistan dhammaadka bishan August.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: