Press "Enter" to skip to content

Taalibaan oo si rasmi ah u bedeshay calankii Afghanistan

Taalibaan ayaa calankooda ka taagay xarunta madaxtooyada Afghanistan Sabtidii, sida uu xaqiijiyay afhayeenkooda, xilli Mareykanka iyo adduunka intiisa kale ay xusayaan sannad-guuradii 20 -aad ee weeraradii 11 -kii Sebtembar.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: