Press "Enter" to skip to content

Taalibaan oo sheegtay in ciidankeeda hareereeyen kooxda Ahmed Massoud

Taalibaan ayaa maanta sheegtay inay dagaal-yahanadeeda ay hareereeyen maleeshiyada muqaawamada ah ee ku sugan Dooxada Panjshir, balse ay doonayaan wada-hadal, intii ay dagaal la gali lahaayeen.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: