Press "Enter" to skip to content

Taalibaan oo raadineysa xiriir diblomaasiyadeed oo ay la yeelato Mareykanka

Taalibaan ayaa ku dhow inay ku dhawaado dowlad uu yeesho waddanka Afghanistan, taas oo ay sheegeen inay raadin doonto xiriir diblomaasiyadeed oo wanaagsan, oo ay la yeelato Mareykanka, iyo guud ahaan caalamka, kaas oo ku salaysan “is -ixtiraam”.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: