Press "Enter" to skip to content

Taalibaan oo ka digtay qorshe ay ka fakarayaan Mareykanka iyo xulafadiisa

Taalibaan ayaa ka digtay inuu jiri doono “cawaaqib” haddii Mareykanka iyo xulafadiisa ay baaqi kusii ahaadaan Afghanistan wax ka baxsan toddobaadka soo socda, xilli Washington ay kordhisay dadaalka ay dalkaas uga daadgureyneyeso kumanaanka qof.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: