Press "Enter" to skip to content

Taalibaan oo ka digtay duullaan kale oo mustaqbalka lagu soo qaado Afghanistan

Taalibaan ayaa ku ammaantay ciidamadii caalamiga ahaa ka bixitaankoodii Afghanistan Talaadadii shalay, kuna tilmaantay ku soo laabashadoodii awoodda inay "cashar weyn u tahay kuwa kale ee ku soo duula," iyagoo ku boorriyay Mareykanka iyo adduunka intiisa kale inay aqoonsadaan xukunka Taalibaan.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: