Press "Enter" to skip to content

Taalibaan oo isku diyaarineysa dhismaha golaha wasiirada cusub ee Afganistan

Taalibaan ayaa sheegtay Sabtidii inay diyaarinayaan gole wasiirro cusub, iyadoo daad -gureyntii Mareykanka ay ku dhowdahay dhammaad, waxayna Taalibaan fileysaa inay hoos u dhacdo dhibaatada ka taagan qiimaha lacagta iyo qalelaasaha dhaqaale kadib markii ay la wareegeen Kabul laba toddobaad kahor.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: