Press "Enter" to skip to content

Taalibaan oo gabdhaha suxufiyiinta ah ka mamnuucday Warbaahinta Qaranka

Ugu yaraan laba gabdhood oo saxafiyiin ah oo u shaqeeya idaacadda dowladda Afgaanistaan ayaa xaqiijiyay in Taalibaan aysan u oggolaan inay shaqeeyaan, kaddib markii ururkaas ay soo galeen magaalada Kabul, ayna  la wareegeen hay'adaha dowladda oo ay ku jiraan warbaahinta Qaranka.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: