Press "Enter" to skip to content

Taalibaan oo gabdhaha suxufiyiinta ah 'ka mamnuucday' warbaahinta qaranka

Ugu yaraan laba gabdhood oo suxufiyiin ah oo u shaqeeya idaacadda dowladda Afgaanistaan ayaa xaqiijiyay in Taalibaan aysan u oggolaan inay shaqeeyaan, kaddib markii ururkaas ay soo galeen magaalada Kabul, ayna  la wareegeen hay'adaha dowladda oo ay ku jiraan warbaahinta Qaranka.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: