Press "Enter" to skip to content

Taalibaan oo 200 oo ajaaniib ah u ogolaatay inay ka baxaan Kabul

Laba boqol oo qof oo isugu jira Mareykan iyo ajaaniib kale oo ku sugan Afghanistan ayaa lagu wadaa inay maanta Kabul kaga baxaan diyaarad gaar ah, kadib markii dowladda cusub ee Taalibaan ay ogolaatay in la daad-gureeyo, waxaa sidaas sheegay sarkaal Mareykan ah.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: