Press "Enter" to skip to content

Sweden oo taageeraysa ganacsatada Somaliland

Wakaaladda caalamiga ah ee horumarinta u qaabilsan Sweden – SIDA, iyo qaar ka mid ah hay’adaha iyo bankiyada gaarka loo leeyahay ee lacagta ee dalka ayaa kaga dhawaaqay magaalada Hargaysa barnaamij ay wadajir u fulinayaan oo ku saabsan sidii dayn iyo gacan qabasho loogu fidin lahaa ganacsatada yaryar, siiba haweenka.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43799513

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: