Press "Enter" to skip to content

Sweden oo dagaal kula jirta warar ku eedeeyey inay afduubato caruurta Muslimiinta

Mas’uuliyiinta Sweden ayaa dib isaga riixaya warar ku saabsan in hay’adaha Adeegga Bulshada dalkaas “ay afduubanayaan” caruurta Muslimiinta, ayaga oo cambaareeyey “olole been abuur ah” oo kalsooni darro loogu abuurayo qoysaska Muslimiinta.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: