Press "Enter" to skip to content

SUUQA: Chelsea Oo Ku Fakareysa Iney Mauricio Sarri Ka Dhigto Badalka Saxda Ah Ee Antonio Conte & Hal Arrin Oo Caqabad Ku Noqon Karta.

Tababaraha Napoli Maurizio Sarri ayaa loo arkaa inuu badal guuleysta u noqon karo ninka ay dhalashada wadaagaan ee Antonio Conte marka la gaaro xagaaga soo aadan sida ay daabacayaan warbaahinta Ingiriiska. Kooxda Blues ayaa dhibtooneysa iyadoo maamulkeeda ay durba dooq u heystaan iney kula heshiiyaan Conte in heshiiska la kansalo kadib labo sano uu ku sugnaa […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/suuqa-chelsea-oo-ku-fakareysa-iney-mauricio-sarri-ka-dhigto-badalka-saxda-ah-ee-antonio-conte-hal-arrin-oo-caqabad-ku-noqon-karta/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: