Press "Enter" to skip to content

Suntii Skripal: Dadka degan Salisbury oo loo sheegay in magaaladu nabad tahay

Dadka degan nawaaxiga magaalada Salisbury oo lagu sumeeyay basaas hore oo u dhashay Ruushka iyo gabdhiisa ayaa loo sheegay in goobtaasi ay tahay haatan mid nabdoon oo ammaan ah, inkasta oo horey ay uga soo baxeen digniino ah in suntii loo isticmaalay Skripal iyo Yulia ay wali halkaasi yaalaan, sida ay sheegeen saraakiisha Britain.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43838955

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: