Press "Enter" to skip to content

Su'aalo ka taagan weerarkii uu nin Soomaali ah ka fuliyey Jarmalka

Dambi baarayasha ayaa sheegay inay baarayaan haddii xagjirnimo ama dhibaatooyin dhinaca dhimirka ah ay 24 jir ah Soomaali ah ku hogaamiyeen weerar toorey oo uu ka gaystay magaalada Würzburg, kaasi oo uu ku dilay saddex qof, kuna dhaawacay lix kale.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: