Press "Enter" to skip to content

Starbucks oo xiraysa 8,000 oo meheradood

Waxaa lagu wadaa in shirkadda bunka ee Starbucks ay xirto ku dhawaad 8,000 oo oo ku yaalla dalka Maraykanka bisha soo socota si ay shaqaalaheeda u siiso tababar ku aaddan fuquuqa. Ujeedada ayaa ah inay shirkadda ka hortagto in dhacdooyinka fuquuqa aysan ka dhicin makhaayadahooda.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43810000

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: