Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya oo u soo baxday finalka CECAFA U17

Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17ka sano ayaa galabta u soo baxay cayaarta kama dambaysta ah ee koobka CECAFA U17 ee ka socda Burundi, ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen xulka Uganda oo ay Semifinalka wada ciyaareen.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/cayaaraha-43900253

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: