Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya oo kaalinta 6aad ka gashay wadamada ugu farxada badan qaarada Africa

Jimco, Maarso, 16, 2018 (HOL)–Qiimeyn ay sameysay hay’adda Qaramada Midoobey ee International Happiness ayaa lagu sheegay in Soomaaliya kaalinta Lixaad uga jirto guud ahaan Qarada Africa wadamada dadkeedu ugu farxada badan yihiin, halka dunida oo dhanna Soomaaliya ay kaga jirto kaalida 98aad.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta16-155053.htm

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: