Dawladda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Iimaaraadka Carabta ka fadhiya Muqdisho, sida uu BBC u sheegay wasiiru- dawlaha arrimaha dibadda, ayadoo ujeedada u yeeriddu la xiriirtay sidii qaab diblomaasiyadda waafaqsan ay Soomaaliya ugu gudbin lahayd mowqifkeeda ku aaddan arrinta shirkadda DP World iyo dekedda Berbera.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43554717
Be First to Comment