Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya oo erisay tababarihii Xulka Qaranka aflagaado uu u geystay ciyaartooyda daraadeed

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa shaqada ka eryay tababarihii Xulka Qaranka Soomaaliya Cabdellatif Salef oo u dhashay dalka Morocco, kaddib markii sida ay sheegeen uu erayo 'aflagaado' ah u adeegsaday ciyaartooyda xulka oo tababar ku qaadana waddanka Jamhuuriyadda Jabuuti. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: