Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loogu dhigo dacwadda badda

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay kasoo horjeedo dalab ay sheegtay in dowladda Kenya ay u gudbisay Maxkamada Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ), si dib loogu dhigo dhegaysiga dacwada dhinaca badda ee Soomaaliya kala dhaxeysa.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: