Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe, oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in Kenya ay dooneyso in dib loo dhigo kiiska dacwadda badda ee horyaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaallada.

Soomaaliya oo diidan in dib loo dhigo kiiska muranka badda
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment