Press "Enter" to skip to content

Soomaaliya: Imaaradka Wada-hadal Ayaa Noo Socda

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay wadahadal la waddo dawladda Imaaraadka Carabta ku saabsan dhacdadii dhowaan ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ee lagula wareegay lacag dhan 9 milyan iyo 600 kun oo ay dalkakeentay diyaarad u kiraysnayd imaaraadka Carabta.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4350021.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: