Press "Enter" to skip to content

Soomaalida Canada oo walaac ka muujisay tallaalka AstraZeneca

Walaaca ku aaddan tallaalka AstraZeneca ee dalka Canada ayaa markale soo laabtay, kadib markii dadka qaatay tallaalka qeybta hore ee AstraZeneca lagula taliyay in tallaalka labaad ay qaataan nuucyada kale ee laga ansixiyay dalkaas. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: