Press "Enter" to skip to content

Sool: Dagaal ay ku Dhinteen in ka Badan Toban Qof

Dagaallo shalay iyo maanta ka dhacay meel u dhow degmada Xuddun ee gobolka Sool ayaa waxaa la sheegayaa inay ku dhinteen in kabadan 10 qof, halka 20-meeyo kalena ay ku dhaawacmeen

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: