Press "Enter" to skip to content

Somaliland: Dooxa Aw Barkhadle oo sababay geeridda hal qof kaddib markii Daadad ku soo rogmadeen

Talaado, April, 17, 2018 (HOL)–Alla ha u naxariistee Maxamed Cabdilaahi oo watay gaari nooca loo yaqaan Candho Maydle ayaa Dooxa Aw Barkhadle ee u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera ku qaaday kaddib markii daadad waaweyn ku soo rogmadeen.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta17-155432.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: