Press "Enter" to skip to content

Siyaasiyiinta waddanka Lubnaan oo sanad kadib ku heshiiyay dhismaha dowlad cusub

Hoggaamiyeyaasha Lubnaan ayaa isku raacay xukuumad cusub oo uu hoggaaminayo maalqabeenka Sunniga ah Najiib Mikati Jimcihii, kadib muddo sannad ah oo ay ku murmayeen kuraasta golaha wasiirrada, taas oo uga sii dartay burbuka dhaqaale ee dalkaas.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: