Press "Enter" to skip to content

Sidee Soomaalida Mareykanku uga faa’iideysaneysaa tallaalka COVID19?

Waxaa si xowli ah dalkan Mareykanka uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la tallaalay in ka badan 180 Milyan oo qof,  waxaana dadka ugu badan ee la tallaalay ka mid ah shaqaaha caafimaadka, dadka da'da ah iyo shaqaalaha howlaha muhiimka bulshada u haya.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: