Press "Enter" to skip to content

Sidee loo xakameyn karaa wararka been-abuurka ah xilliyada doorashada?

Sanadihii dambe, aaladda teknoolajiyadda casriga sii noqoneysa ee caalamka waxay sii xoojisay wararka been abuurka ah, warbaahinta caalamkuna waxay si qoto-dheer uga feejigantahay arrimaha la xiriira xogaha aan jirin.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: