Press "Enter" to skip to content

Siddeed qof oo ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku geeriyooday 17 kalena waa ku dhaawacmeen qarax saaka ka dhacay inta u dhexeysa isgooyska Tarabuunka iyo dugsiga sare ee Benaadir ee magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen hey'adaha ammaanku.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: