Warbixin faahfaahsan oo ay soo saartay hay`adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha deegaanka ayaa lagu sheegay in ka ganacsiga dhuxusha ee Soomaaliya ay dabka u sii hurineyso dabar go`a geedka Quraca oo ah geed adag oo si qunyar ah u baxa.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43501356
Be First to Comment